Kenya has denied Somali refugees who had fled Somalia's rampant violence before the border was closed, Amnesty International reported Tuesday.
HOME
News/Waraar
Quran
Muxaadaro
Article
Siirada Nabiga SCW  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10  11  
BBC
Somali
   
11;00   
14;00        
18;00
Somalivoa
7;00 PM
     
8;00PM
www.Ijara online.com 24 hour news site covering around the world most Kenya & Somalia
Shir ka dhacey Magaalada Lodnon, Uk oo looga hadlayey arimaha Xuquuqul Insaanka iyo
Siyaasada Ogadeniya  May 9 2008 By Ijaraonline
May 07, 2008 Maalinimadi Axada ee May 4, 2008 ayaa Shirbalaadhan ka dhacey Magaalada
London, UK. Shirkaas  oo lagu taagerayo Qadiyada Somalida Ogadeniya, gaar ahaan mid
lagu muujinayo sida looga xunyahay dhibaatada sida cad loogu-wax-yeeleynayo
Muwadiniinta Somalida Ogadeniya ee ku dhaqan  
Shirka oo uu furay Gudoomiyaha Jaaliyada
Somalida Ogadeniya ee UK mudane Daahir
Tamuuje oo u mahadceliyay shacabka ka soo
qeybgaley ee kasoo safray Manchester,
Birmingham, Leeds, Coventry, Leicester City,
Northampton, Milton Keynes iyo Magaala Weynta
London qeybaheeda kala gadisan isaga oo
islamarkaasna ka warbixiyay Muhiimada Shirka loo
sameyay.
Shirkan oo laba-qeybood ka koobnaa ayaa
qeybtiisi hore looga hadley Siyaasada Geeska
Afrika ee murugsan iyo Xaalada Shacabka
Somalida Ogadeniya. Warbixintan oo ay bixiyeen
Masuuliyin ka tirsan Madaxda Ururka ONLF ayaa
sheegay mowqifka Ururku ka taaganyahay falalka
foosha xun ee ay ku talaabsadeen ismaamulka
Puntland.
Mudane Maxamed Cabdi Yasiin (Diirane), oo ka warbixiyay Mabaadi'da Ururka ONLF ayaa sheegay in
qadiyada JWXO aheyn qadiyad Qabiil, balse ay tahay qadiyad lagu raadinayo Xornimo. "Mana ku guuleysan
doonaan gumeysiga Itoobiya inay shacabka iska horkeenaan" ayuu yiri Masuulku isaga oo siiwata waxa uu
yiri. Itoobiya waxa had iyo jeer ay abaabusha Somalida si dhexdooda isaga horkeenaan.

Qofkasta oo hadlaaba waxa uu aad u muujiyay Cadhada uu u'qabo Maamulka Puntland oo ay shacabku ku
tilmameen inay yihiin Gacan ku dhiiglayaal Marnabana aysan saamaxeynin illaa aanada kasoo goostaan.
Maamulkaas Calooshooda u shaqeystayaasha ahi waxa ay ka iibsadeen Cadowga Somaliyeed (Ethiopia)
Halgamayaal iyo Muwadiniin dhulka Somalida Ogadeniya u dhalatay.

Hogaanka Arimaha Dibada ONLF oo isna xog waransiiyaya shacabka ayaa sheegay in Halganka JWXO
hogaamineyso uu gaadhey Guul mar hadii ay jirto Ururtii arimaha Bulshada, tii dhalinyarada, haweenkii oo
qofkastaaba halganka dhankiisi ka xoojiyay.
Shacabkii ayaa isku raacey in Taliskii Itoobiya laga
adkaadey guulo badana lagasoo hooyay iyaga oo taas
cadeyn uga dhigtay Falalka ay ka fulineyso Puntland oo ay
iskudayeyso wajiga dagaalka inay badasho.
Xag-xagashada iyo Been abuuradka meel loogusogabado
jirin ay kulakacdey Wadamada Carabta iyada oo leh ONLF
halkaasaa lagasoo taakuleeya.

Shirkan waxa ka kasooqeybgaley Hogaanka Jaaliyaadka
Mudane Maxamed Macalin oo halkaas ku macasalameyay
shacabkii isaga oo safar booqasho kooban ku joogay
Wadanka UK.
Sidoo kale waxa hadalo guubaabo kasoo jeediyay Dr. Marwo Bilaad iyo Sheekh Ismaciil iyaga oo shacabka
ku adkeeyay in loo-guntado Halganka. Halka uu Xassen Geelle ka codsadey in lahelo dad u istaaga
dhaqaale toos ay u bixyaan oo lagu tageero Qadiyada sida loo helay oo kale Dhalinyaro isu dhigta Xabbada
si ay Guumeysiga uga xoreeyaan Naftooda, Dadkooda, Diintooda iyo Dalkoodaba.
Dhinaca kale, waxaa jira dhaq-dhaqaaq ay wado Jaaliyadu oo ay ku dooneyso sidii ay wax ugu qaban
lahayd dadkii tabaaleysaa ee laga soo daayey TV-ga Aljazeera
Ugu danbeyntii Abwaanka, Halgamaaga, Fanaanka Caanka ah ee Qarniga Mudane Maxamuud Jaango ayaa Hees
Cusub oo ka hadleysa Guumeysiga iyo Dhibkiisa ku dhuftay isaga oo raacsadey Hadaladiisi aadka u waxtarka
badnaa.                             Mustafe
London-UK
New rules to govern coalition proposed

Story by DAVE OPIYO
Publication Date: 5/9/2008  
President Kibaki and Prime Minister Raila Odinga
will head the top decision-making organ of the grand
coalition, according to  draft proposal on
power-sharing.

Shirweyne maamul loogu sameynayo degmooyinka
gobalada jubooyinka oo bari kadhici doona
magaalada Afmadow 09 May 2008
War goor dhaweed naga soo gaadhay magaalada
Afmadow ayaa sheegaya in maalinta bari ah
magaalada Afmadow ee gobalka jubada hoose uu
kadhici doono shirweyne looga gol leeyahay in
maamul loogu dhiso degmooyinka hoosyimaada
gobalada Jubooyinka. Read More ...
Human Rights NGOs reveal ´Ethiopia´ – Puntland
extradition practices and related atrocities
So who is senior between Kibaki and Raila?
A draft policy document that structures the Grand
Coalition Government and outlines how it will work
has put President Kibaki and Prime Minister Raila
Odinga at the top of a six-tier
Ijaraonline Editorial
Contact our office Headquaters in Col, Ohio
Email us
Halkan ka daawo
ALJAZEERA
#1  
#2  #3  #4  #5  #6
  ALJAZEERA
English   
#1
 
BBC  Sawahili
 
 
 
Mahamed Abdi
Affey's dreadful
days as Kenya's
envoy to war-torn
Somalia