Kenya has denied Somali refugees who had fled Somalia's rampant violence before the border was closed, Amnesty International reported Tuesday.
HOME
News/Waraar
Quran
Muxaadaro
Article
Siirada Nabiga SCW  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10  11  
BBC
Somali
   
11;00   
14;00        
18;00
Somalivoa
7;00 PM
     
8;00PM
www.Ijara online.com 24 hour news site covering around the world most Kenya & Somalia
Waa  markii  sedaxaad  oo ay  fulisey falalkan  fooshaxun  dowladda  isku  sheega gobolka  
woqooyi bari ee Somalia. Ijaraonline May /14 /2008  
                                                                                   
                                                                                                                                                                                         
5 nin oo kasoo jeeda gobalka OGADEN oo lagala dagay diyaarad laguna hayo xabsi kuyaala magaalada Boosaaso
Waxaa maalintii labaad xabsi kuyaala magaalada Boosaaso ku xidhan 5 nin oo u dhalatey Gobalka OGADEN
kuwaasoo lagala dagay diyaarad ay kasoo raaceen dalka Jabuuti.

Wararku waxa ay intaas raacinayaan in nimankan ay diyaarada kala dageen kooxda jawaasiista Puntland ee loo
yaqaan Puntland inteligence service(PIS) islamarkaana ay damceen in ay geeyaan magaalada garowe si ay ugu
gacan geliyaan ciidamada Ethiopia.

Culumo Awdiinka iyo waxgaradka Puntland ayaa dadaal dheer ugalay in nimankan aanan loo gudbinin magaalada
Garowe lana sii daayo hadii aysan jirin wax dambi ah oo cad oo ay ka galeen Puntland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka lagu magacaabo Afqurac uu si cad u sheegay inuu jiro heshiis ay wada
galeen Ethiopia oo qoraya dadka u dhashay gobalka Ogaden ee ku sugan Puntland in loo soo gacan geliyo Ethiopia
sidaa darteedna ay 5ta nin u gudbinayaan Ethiopia.

Si kastaba ha ahaatee xaalada muwaadaniintan ayaa aad uqalafsan iyadoo ilaa iyo xalay kolba dhinac loo sii waday
inkastoo wararkii u danbeeyay ay sheegayaan inay kujiraan xabsi kuyaala magaalada Boosaaso.

Ma aha markii ugu horeysay ee dad kasoo jeeda gobalka Ogaden lagu waxyeelayo gobalada Puntland iyadoo hada
kahor ay jiiraan dad u dhashay gobalka OGADEN oo laga qabtay Puntland loona gacan geliyay ciidamada Ethiopia.
Ijaraonline Editorial
Contact our office Headquaters in Col, Ohio
Email us
Halkan ka daawo
ALJAZEERA
#1  
#2  #3  #4  #5  #6
  ALJAZEERA
English   
#1
 
BBC  Sawahili
 
 
 
Mahamed Abdi
Affey's dreadful
days as Kenya's
envoy to war-torn
Somalia