Kenya has denied Somali refugees who had fled Somalia's rampant violence before the border was closed, Amnesty International reported Tuesday.
HOME
News/Waraar
Quran
Muxaadaro
Article
Siirada Nabiga SCW  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10  11  
BBC
Somali
   
11;00   
14;00        
18;00
Somalivoa
7;00 PM
     
8;00PM
www.Ijara online.com 24 hour news site covering around the world most Kenya & Somalia
Dalka Kenya  Madxweeyne  Mwai Kibaaki  ayaa shaleyto u magaca caabey Aden Sugoow
Axmed  wasiir ku  xigeenka  adeega  arimaha bulshada 4/15/2008.ww.Ijaraonline.com
Xaldhibanka  laga  soo  doorta  tulada Fafi oo ka tirsan degmada  
Garissa ee goboolka  woqooyi  bari ee dalka Kenya  Aden
Sugoow  Axmed   ayaa  loo  magac  caabey  wasiir ku xigeenka
hormarinta  arimaha  bulshada ee dalka  Kenya   shaleeyto .  Aden
Sugoow   Axmed  waxa  u  ku  dhashay  dalka kenya  goboolka
woqooyi bari. waxa u horey uga  tirsan nijirey ciidamada miltirga  
dalka Kenya  waxuu na ahaa  gaashale dhexe . ka dib  Aden
Sugoow  waxa  uu ku  biirey  siyaa sada dalka Kenya , Aden waxa
u ulooltamay  kursiga barlamaanka ee tulada Fafi oo ka mid ah
degmada  Garissa  2002 gii . ka dib waxa ay u magac caabtey
dowladii  Madaxweyne Mwai Kibaaki  wasiir ku xigeenka  
hormariinta  Biyaha  ee  dalka Kenya  jagadaas oo u  hayey muda
shan sanadood ah. Aden Sugoow Axmed waxa  u dib u soo
ceshadey   kursigii si  tulada  Fafi ee  degmada  Garissa mar
labaad. waxaana   mar  labaad   uu  u  magac caabey
Madxweeynaha  dalka Kenya Mudane Mwai  Kibaaki  wasiir  ku
xigeenka   adeega  arimaha   bulshada  ee  dalka  Kenya . www.
Ijaraonlne.com
Mp ga Fafi oo na ah wasiir ku
xigeenka adeega guud arimaha
bulshada Mudane Aden Sugoow
Axmed
Ijaraonline Editorial
Contact our office Headquaters in Col, Ohio
Email us
Mahamed Abdi
Affey's dreadful
days as Kenya's
envoy to war-torn
Somalia
ZIMBABWE:
Mugabe is losing
the region's
support
Health workers
battle cholera in
Kenya as toll